Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida: Xisbiga mucaaradka ah ee Britian oo soo jeediyey in la kala diro golaha odayaasha 'House of Lords'


Britain House of Lords
Britain House of Lords

Xisbiga mucaaradka ah ee Britian ayaa sheegay inuu kala diri doono ama baabi'in doono, golaha odayaasha (House of Lords) ee dalka Britian, haddii xukunka loo doorto, Weriyaha VOA, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa qodobkan ku eegaya barnaamijka Martida ee toddobaadka.

Barnaamijka Martida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:56 0:00
XS
SM
MD
LG