Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Ukraine u diraya difaaca gantaallada ee Patriot


Russia Ukraine War Patriot Missiles

Maraykanka ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamka difaaca gantaalaha ee Patriot u diro Ukraine si uu u soo rido gantaallada Ruushka ka imanaya.

Go’aankan ayaa laga yaabaa in lagu dhawaaqo isla toddobaadkan, sidaas waxaa VOA u sheegay sarkaal ka tirsan difaaca Maraykanka iyo sarkaal labaad oo Maraykan ah Talaadadii.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa diyaarisay wariyaha VOA-da ee Carla Babb, waa kan Xuseen Barre Aadan.

Mareykanka oo Ukraine u diraya difaaca gantaallada ee Patriot
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG