Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaafadda iyo suuqa Islii ma la nadiifin karaa?

Qashinka Islii
Qashinka Islii

Guddiga ganacsatada Suuqa Islii iyo Dowladda hoose ee Nairobi oo iskaashanaya ayaa xaafadda Islii ka bilaabay dadaallo lagu doonayo sidii looga shaqayn lahaa bilicda nadaafadda ee Xaafadaasi.

Xaafadda Soomaalida lsii ee magaalada Nairobi ayaa kamid ah xaafadaha ugu liita ee dhanka nadaafadda ee magaalada Nairobi, waxaana wadooyinka Xaafadaasi lagu arkaa wasaq iyo qashin si ula kac ah mararka qaar loogu shubo xaafadda.

Dadka dadaalada bilic soo celinta nadaafadda Xaafadda Islii ka shaqaynaya waxaa kmaid ah Xildhibaanka Wakiilka Dowladda hoose ee Xaafadda Islii Axmedkhadar Maxamed Dhabar oo dadaaladan uga warramay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Ma la nadiifin karaa xaafadda Islii?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG