Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Itoobiyaanka ku sugan Mareykanka oo loo oggolaaday sharci ku-meel gaar ah


FILE - Refugees who fled the conflict in Ethiopia's Tigray region ride a bus going to the Village 8 temporary shelter, near the Sudan-Ethiopia border, in Hamdayet, eastern Sudan on Dec. 1, 2020.
FILE - Refugees who fled the conflict in Ethiopia's Tigray region ride a bus going to the Village 8 temporary shelter, near the Sudan-Ethiopia border, in Hamdayet, eastern Sudan on Dec. 1, 2020.

Dadka Itoobiyaanka ah ee ku sugan Mareykanka ayaa dhawaan waxa ay codsan karaan xaalad ilaalin ku meel gaar ah oo u oggolaaneysa inay Mreykanka si ku meel gaar ah u sii joogaan.

Qorshahan oo ay ku dhawaaqday Wasaaradda Amniga Gudaha ee Mareykanka bishii Oktoobar ayaa lagu wadaa inay dhaqan gasho maalinta Isniinta ah ee berri.

Warbxintan oo ay qortay wakaaladda wararka ee AFP ayaa waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.

Itoobiyaanka ku sugan Mareykanka oo codsan kara sharci ku meel gaar ah.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00

XS
SM
MD
LG