Madaxa Isbahaysiga NATO ayaa sheegay in uu walaac ka qabo in dagaalka Ukraine uu faraha ka bixi karo oo isu rogi karo dagaal u dhaxeeya NATO iyo Ruushka.
Warbixin gaar ah oo ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.