War Deg-Deg ah

Madaxda Midowga Yurub iyo dalalka Balkans-ka oo shir yeeshay

Britain Brexit
Britain Brexit

Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub iyo madaxda dalalka ku yaala galbeedka Balkans-ka ayaa shirweyne maalin socday ku yeeshay magaalada Tirana ee caasimadda dalka Albania si loo xoojiyo iskaashiga dalalkasi iyo Midowga Yurub xilli dagaalka Ruushka ee Ukraine uu halis ku yahay siyaasadda gobolka iyo amaanka Yurub.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee AP waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Madaxda Midowga Yurub iyo dalalka Balkans-ka oo shir yeeshay

No media source currently available

XS
SM
MD
LG