Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha Guddiga la-dagaalanka musuqa ee dowlad deegaanka


Axmed Xaaji Samatar
Axmed Xaaji Samatar

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa dhowaan magacaabay shan xubnood oo noqonaya guddiga dabagalka iyo la-dagaalanka musuq maasuqa ee deegaanka Soomaalida.

Guddigan ayaa waajibkoodu yahay abuurida hanaanka dabagalka, baaritaanka iyo in sharciga la horgeeyo cid kasta oo lagu helo falal la xiriira musuq.

Haddaba Axmed Xaaji Samatar, oo ah wasiirka xafiiska caddaalada dawlada deegaanka Soomaalida ahna guddoomiyaha gudiga dabagalka iyo la-dagaalanka musuqa ayaa weriyahayaga Maxamed Cabdiraxmana Gaataa uga warramay sababaha keenay xilligan in la magacaabo?

Wareysi: Guddoomiyaha Guddiga la-dagaalanka musuqa ee dowlad deegaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00

XS
SM
MD
LG