Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sweden oo Turkiga u gacan gelisay nin ay raadinayeen


Turkey Sweden

Dalka Sweden ayaa Turkiga u gacan galiyay nin lagu eedeeyay inuu xiriir la lahaa argagixisada, sidda ay sheegtay warbaahinta dalkaasi Turkiyey. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa, xilli uu dalka Sweden uu doonayo inuu hagaajiyo xiriirka uu la leeyahay Turkiga, maadaama Turkiga oo xubin ka ah NATO uu shuruudo ku xiray, ku biiritaanka Sweden ee ururka NATO.

Warbixin gaar ah ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Sweden oo Turkiga u gacan gelisay nin ay raadinayeen
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG