Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta HIV/AIDS oo laga xusay Jigjiga


Xuska Maalinta AIDS-ka ee Jigjiga
Xuska Maalinta AIDS-ka ee Jigjiga

Maanta oo ay ku beegan tahay 1-da December waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta la-dagaalanka cudurka HIV/AIDS, oo ah maalin lagu xusuusto dadka dhibaatada uu ku hayo cudurkan, iyo sidoo kale in la isku dhiirrigeliyo la-dagaalankiisa.

Xuska maalinta AIDS-ka ee adduunka oo la xusayo sannadkii 34-aad ayaa maanta lagu qabtay caasimada dawlad deegaanka Soomaalida ee Jigjiga. Xuskan ayaa sannadkan halku dhig looga dhigay “Aan gaadhno adeeg loo siman yahay, aan xakamayno oo afjarno HIV/AIDS.”

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

Maalinta HIV/AIDS oo laga xusay Jigjiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

XS
SM
MD
LG