War Deg-Deg ah

Canada: Dood ka taagan xeer ku saabsan guryaha

TORONTO
TORONTO

Gobolka Ontario ee dalka Canada, waxey dood ka taagan tahay xeer ku saabsan arrimaha guryaha, kaasoo ay ku kala aragti duwan yihiin madaxda magaalooyinka iyo dowladda gobolka.

Magaalooyinka gobolka Ontario, gaar ahaan Toronto oo ay deggen yihiin Soomaali badan ayaa kamid ah meelaha ay ka jirto dhibaatooyinka dhanka guryaha.
Wariyaha VOA ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan inoo haya.
Dood ku saabsan xeerka guryaha Canada.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG