Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadka qaba iinta faruuryaha oo qalliin loogu sameynayo Jigjiga


Qalliinka Jigjiga
Qalliinka Jigjiga

Waxaa magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlad deegaanka Soomaalida ka billaabmay qalliinka iyo daaweynta faruuryaha iyo dhabxanaga, kaas oo ay ka faa’iidaysan doonaan dadka degaanka.

Carruurta ku dhalata iinta farruryaha ayaa ah mid ku badan degaannada Soomaalida. Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

Dadka qaba iinta faruuryaha oo qalliin loogu sameynayo Jigjiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

XS
SM
MD
LG