Nairobi —
Xildhibaannada Soomaalida ee laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari Kenya oo ka hadlay kulan ay magaalada Nairobi kula yeesheen ganacsatada Soomaalida ayaa ugu baaqay sidii gurmad taageero loo gaarsiin lahaa dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku nool gobbolkaasi.
Gobbolka Soomaalida Kenya ayaa kamid ah meelaha ugu daran ee ay ku dhufteen abaarta daran ee ka jirta dalka Kenya.
Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan soo diray.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available