Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumanaan ka mid ah ardayda Dhadhaab oo imtixaan u fariisanaya


Ardayda dugsiyada sare iyo dhexe ee dalka Kenya ayaa maanta oo Isniin ah u fariisanaya Imtixaanaadka qaran ee fasallada 6-aad 8-aad-ka iyo 12-aad.

Kumaan arday oo qaxooti Soomaali ah ayaa ka mid ah ardayda gelaya Imtixaanaadka qaran ee Kenya. Waxaa kale oo sanadkan imtixaanaadka Kenya ku cusub ardayda fasalka 6-aad oo markii ugu horreysay gelaya Imtixaan ay uga gudbayaan dugsiyada dhexe, sida uu dhigayo manhaj ay dowladda Kenya hirgelisay sanadkii 2017-kii.

Axmed Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixintan kasoo diray Dhadhaab.

Kumanaan ka mid ah ardayda Dhadhaab oo imtixaan u fariisanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00

XS
SM
MD
LG