Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudurka daacuunka oo ka dillaacay Dhadhaab


FILE - A general view shows the tented settlement near the Ifo 2 refugee camp in Dadaab, near the Kenya-Somalia border, Aug. 29, 2011.
FILE - A general view shows the tented settlement near the Ifo 2 refugee camp in Dadaab, near the Kenya-Somalia border, Aug. 29, 2011.

Waasrada caafimadka oo kashaneysa hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka shaqeeya maamulka Garissa ayaa sheegtay in cudurka daacuunka uu ka dillaacay degmada Dadaab oo marti galisay qaxootiga Soomaalida xilli shacabka ay cabsi k soo food saartay xawaaraha uu cudurkaasi ku sii fiday.

Qaar ka mid ah waxgaradka tuulada Sareedo oo la soo xiriiray VOA-da ayaa waxaa ay ka warramayaan xaaladda daacuunka iyo dadka uu so ritay illaa iyo hadda. Waxay u warrameen wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.

Cudurka daacuunka oo ka dillaacay Dhadhaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00

XS
SM
MD
LG