Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Soomaali badan uga guurayaan dalka Netherlands?


Netherlands
Netherlands

Wixii ka dambeeyay markii Britain ay ka baxday Midowga Yurub waxaa adkaatay isu socodka dadka.

Somaali badan oo ku nool dalalka Midowga Yurub ayaa kamid ah dadka uu saameynta ku keenay, Holland waxaa sidoo kale mudooyinkan dambe soo gaaray qaxooti Soomaaliyeed oo isugu jira kuwo kasoo qaxay Ukraine iyo qaar kale oo kasoo tahriibay dalka Turkiga.

Maxamed Faarax oo ku noolaa dalka Holland Muddo ka badan 30 sano, una ololeeya arrimaha jaaliyadda ayaa wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali uu kula kulmay magaalada Rotterdam, waxaana ugu horreyn uu sharaxayaa sababaha ay Soomaalidu uga guureen Holland iyo Isbadalada ku dhacay wixii ka dambeeyay markii Britain ay ka baxday Midowga Yurub.

Maxay Soomaali badan uga guurayaan dalka Netherlands?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

XS
SM
MD
LG