Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Uganda oo direysa ciidan la dagaalama jabhadda M23


Uganda ayaa ku dhawaad 1,000 askari geyn doonta bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo dhammaadka bisha November.

Ciidamadan ayaa qayb ka noqon daan ciidamo goboleed ka dhan ah fallaagada mucaaradka Congo ee M23, sida uu sheegay afhayeen u hadlay militariga Uganda talaadadii shalay.

Warbixin ayarrintaasi ka qortay wakaalada wararka ee AFP waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandurey.

Uganda oo direysa ciidan la dagaalama jabhadda M23
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

XS
SM
MD
LG