Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka wadahadleen madaxweynaha DDS iyo dowladda Mareykanka?


DDS-US
DDS-US

Wafti ka socda safaaradda Mareykanka ee Ethiopoa iyo hey’adda gargaarka ee USAID ayaa booqasho ku tagay xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Jigjiga.

Wafdiga ayaa madaxda maamulka waxa ay kala hadleen sidii loo taageeri lahaa dadka ay abaartu saameysay isla markaana wax looga qaban lahaa dhibaatada ay geysato abaarta soo laab-laabata.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

DDS-US.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00

XS
SM
MD
LG