Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Maxay ka dhigan tahay guushada Soomaalida ee doorashadii Mareykanka


Soomaali badan oo soo galooti ah ayaa ka sameynayo dalka Mareykanka taariikh, markii ay kusoo baxeen kuraasta dowladaha hoose, Aqallada Senate-ka iyo Aqallada Wakiilada heer gobolka iyo xubintii hore ee Congress-ka.

Haddaba maxay uga dhigan tahay Soomaalida ku dhaqan Mareykanka ee soo galootiga ah inay meeqaam muuqdo ka galaan siyaasadda dalkan?

Sahra Cabdi Axmed ayaa ku eegaysa arrinkan barnaamjka Bandhigga ee VOA-da ee toddobaadkan.

Bandhigga VOA: Maxay ka dhigan tahay guushada Soomaalida ee doorashadii Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:47 0:00

XS
SM
MD
LG