Cairo —
Dhaxal-sugaha boqotooyada sacuudi carabiya, ahna ra’iisal wasaaraha dalkaasi oo booqasho ku jooga dalka Kuuriyada Koofureed ayaa wadahadal la yeeshay ra’iisal wasaaraha dalka Kuriyada koofureed.
Xuseen saxnuuni ayaa warbixintan soo diray.