Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Shiikh Cabdulqaadir. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.