Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Soomaali ah oo ku qulqulaya xeryaha Kenya


Hay’adaha Gargaarka ee caalamig ah ee ka howlgala dalka Kenya ayaa sheegaya in qaxooti kale oo kasoo cararaya abaarta iyo gaajada Soomaaliya la filayo inay gaaraan xeryaha Dhadhaab toddobaadyada soo socda.

Hay’adda Caalamiga ah ee arrimaha Qaxootiga ka shaqeysa ee loo soo gaabiyo IRC ayaa sheegtay in 55,000 oo qaxooti Soomaali ah ay goor horeba gaareen xeryaha sanadkii tagay.

Maxamed Yuusuf ayaa warbxintan soo diray. Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.

Qaxooti Soomaali ah oo ku qulqulaya xeryaha Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

XS
SM
MD
LG