Nairobi —
Madaxda Dowladaha Kenya iyo Koonfur Africa ayaa magaalada Naiorbi ku kala saxiixday heshiisyo cusub oo dhiira-gelinaya ganacsiga iyo isku socodka shacabka labada wadan, kuwaasoo uu kamid yahay in muwaadiniinta labadaasi waddan aanan dal ku gal looga baahnayn ay isaga kala safri karaan dalalkaasi.
Tilaabadan ayaa waxaa siweyn u soo dhaweeyay shacabka Kenya, gaar ahaana Ganacsatada Soomaalida oo sheegay in tilaabadaasi ay dhiirigalinayso ganacsiga iyo dhaqaalaha labada Wadan.
Warbixintan waxaa inoo haya Khadar Maxamuud Xareed.