Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay doorashada Mareykanka ka beddeli doontaa siyaasadda soo-galootiga?


Inkastoo ay tiradii ugu badneyd ee soo galooti ah ay kusoo qulqulayaan xadka Mareykanka iyo Mexico ayna Mareykanka ka jirto shaqaale yaraan, khubarada ayaa aaminsan in siyaasadda soo galootiga ay sii ahaaneyso mid aan isbeddelin kadib doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka.

Khubarada qaar ayaa sheegaya in haddii ay Jamhuuriyiintu la wareegaan Aqalka Congaress-ka inay u badan tahay in Madaxweyne Joe Biden uu u weecan doono in xeer madaxweyne uu isticmaalo si uu u gaaro wax ka beddalka arrimaha socdaalka.

Aline Barros ayaa warbixintan diyaarisay, waxaana soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Maxay doorashada Mareykanka ka beddeli doontaa siyaasadda soo-galootiga?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG