Washington —
Cod-bixiyeyaasha dalkan Maraykanka ayaa isku diyaarinaya doorashada Xilliga dhexe ee loo yaqaano Mid-Termka, taas oo qabsoomi doonta siddeedda bishan November.
Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa barnaamijyo gaar ah oo taxane ah oo ku saabsan doorashadan idiin soo gudbin doonta, waxaadna ku soo dhawaantaan qaybtii koowaad ee Barnaamiyadaasi oo ku saabsan Taariikhada doorashadan iyo ahamiyadda ay leedaahay, waxaana idinla socodsiin doona Xuseen Barre Aaden.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available