Iyadoo hal toddobaad ay ka harsan tahay doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka, ayaa saraakiisha Maraykanku ay muujinayaan walaaca laga qabo in xogaha qaldan ama wax marin habaabiya iyo saamaynta waddamada cadawga u ah Maraykanka ay horseedi karaan qalalaase dhaca.
Doorashadan ayaa dhacaysa Talaadada soo socota. Warbixin ay arrimahani ka diyaarisey Anita Powel waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.