Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay u ambabaxay dalka Aljeeriya oo uu ka dhacayo shir madaxeedka wadamada Carabta. Madaxweynaha ayaa intii uu ku gudajiray safarkiisa wuxuu ku sii hakaday dalka Sudan, isagoo halkaas kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Suudaan Sarreeye Guud Yaasiin Ibraahim Yaasiin.
Haddaba qodobada lagaga hadlayo shir madaxeedka 31-aad ee wadamada Carabta, waxaa warbixintan ku eegaya weriyaha VOA Xuseen Saxnuuni