Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka: Jen. Maxamed Tahliil Biixi


VOA microphone

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Taliyaha Ciidamada Dhulka ee CXD Jeneral Maxamed Tahliil Biixi. Taliyaha ayaa ka hadlaya howlgallada dalka ka socda ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:58 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG