Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Nairobi oo rajo ka qaba dowladda Ruto


William Ruto
William Ruto

Qaxootiga Soomaaliyeed ee nool magaalada Nairobi oo wali ka walaacsan xayiraadda isku socodka ee wali saaran qaxootiga ayaa rajo wanaagsan ka muujinaya in dowladda cusub ee madaxweyne William Ruto ay wax ka qabato culeyskii qaxootiga ka haystay dhanka dhaq dhaqaaqa iyo isu socodka kuwaasi oo ay qaxootiga kusoo rogtay dowladdii hore ee Kenya.

Sidoo kale waxaa sidii caadiga ahayd dib ugu billowday dadaalladii dib u dejinta ee dowladaha Reer Galbeedka ee qaxootiga Soomalida kaasoo hakad galay mudadii cudurka COVID19 iyo sidoo kale amaradii uu Madaxweynihii hore ee Maraykanka uu kusoo rogay wadamo ay Soomaaliya kamid tahay. Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

Soomaalida Nairobi oo rajo ka qaba dowladda Ruto
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

XS
SM
MD
LG