LONDON - Rishi Sunak ayaa noqonaya ra'iisal wasaarihii ugu horreeyey ee xukuma dalka Britian, oo aan ahayn caddaan. Sunak ayaa haatan aad looga hadal hayaa dalka Britian, waxaana uu xilka la wareegayaa marka uu la kulmo boqorka Britian, King Charles.
Haddaba Waxa ay arrintani uga dhigantahay dadka reer Britain ayuu Ridwaan Xaaji Cabdiweli weydiiyay Maxamed Ismaaciil Cilmi Atoore oo ka faalooda arrimaha Britain.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available