War Deg-Deg ah

Ciidamada Itoobiya iyo Eritrea oo magaalo muhiim ah ka qabsaday Tigrayga

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Eritrea ayaa qabsaday magaalada taariikhiga ah ee Adwa oo ku taalla gobolka lagu hardamayo ee Tigray, sida uu sheegay hawlwadeen arrimaha bani’aadaminimada qaabilsan maalintii Axadii.

Arrintan ayaa imanaysaa iyadoo wadaxaajoodyada nabadeed la filayo inay yeeshaan dhinacyada dagaalamaya ay ka furmayaan dalka Koonfur Afrika.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaalada wararka ee Associated Press ayaa waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Ciidamada Itoobiya iyo Eritrea oo magaalo muhiim ah ka qabsaday Tigrayga

No media source currently available

XS
SM
MD
LG