War Deg-Deg ah

UK oo sannad gudihii yeelanaysa ra'iisal wasaarihii saddexaad

Britain Politics
Britain Politics

Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra'iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka ra'iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.

Ra’iisul wasaarihii hore Boris Johnson oo markii hore damac ka galay kursiga ayaa xalay ku dhawaaqay inuu tartanka ka hadhay. Mr. Sunak ayaa loo saadaalinayaa inuu kusoo bixi doono xilka ra’isulwasaaraha.

Haddaba warbixintan waxaa London ka soo diray wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Xaaladda siyaasadeed ee UK

No media source currently available

XS
SM
MD
LG