Jigjiga —
Guddiga qabanqaabada shirweynaha wadatashiga dowlad deegaanka Soomaalida ayaa shir jaraa'id ku qabtay magaalada Jigjiga, waxayna uga warbixiyeen dib u dhaca ku yimid shirkaas.
Haddaba gudoomiyaha gudiga qabanqaabada shirweynaha wadatashiga Dr. Maxamed Gaani oo lahadlay idaacadda VOA ayaa ka warxixiyay ujeedka shirkooda jaraa'id isagoo sheegay in uu ahaa mid ay shacabka ku wargalinayeen in shir hada kahor ay sheegeen in uu qabsoomi doono
Waxa uu u warramay wariyaha VOA Jigjiga Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available