Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada ee dowladda Soomaaliya. Wasiirka ayaa ka hadlaya mashruuca ay wasaaraddu bilowday ee dalka oo dhan lagu dhireyn doono, iyadoo geedkii u horreeyey uu madaxweyne Xassan Shiikh tallaalay. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.