Diblumaasiyiinta ayaa ugu baaqaya madaxda dowladda federaalka ee Itoobiya iyo kuwa dagaalku uu kala dhexeeyo ee gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaasi in ay qaataan xabad joojin iyadoo dagaalka culus ee u dhexeeya uu sii kordhinayo cabsida ah in xaaladda bani’aadantinimo ee gobolku ay ka sii darto.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa noosoo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Facebook Forum