Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ka badbaaday doon ku qalibantay xeebaha Greece oo la hadlay VOA


Ugu yaraan 18 qof oo tahriibayaal ah ayaa toddobaadkii hore ku dhintay badda halista ah ee kasoo gudubta Turkiga ilaa Giriiga.

Waxay ahayd mid ka mid ah kuwii ugu dhimashada badnaa sannadihii la soo dhaafay, khubaraduna waxay ka cabsi qabaan in ay arrintani dhaceyso iyadoo ay cirka isku shareertay xiisadda u dhaxaysa Giriigga iyo Turkiga ee badda Aegean Sea ee kala qaybisa labada dal.

Anthee Carassava ayaa u safartay Jaziirada Lesbos, waxaana ay daba gashay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee ka badbaaday doonida degtay.

Caasho Ibrahim Aden ayaa inoo haysa warbixinta.

Soomaali ka badbaaday doon ku qalibantay xeebaha Greece oo la hadlay VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:21 0:00

XS
SM
MD
LG