Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan xiisadda diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya


Biden iyo Mohammed bin Salman
Biden iyo Mohammed bin Salman

Siyaasiyiin Mareykan ah ayaa maalmahaan soo jeedinayay in la joojiyo caawimaadda militari ee Mareykanka uu siiyo Sacuudiga, kadib markii Sacuudigu uu ka mid noqday dalal go'aansaday inay yareeyaan wax soo saarka shidaalka, oo dunnida hadda qaali ku sii noqonaya.

Mareykanka, aya warbaahintu waxay soo tabineysaa in uu ka dalbaday Sacuudiga in ay go'aankaasi dib u dhigaan illaa inta laga qabanayo doorashada xilliga Dhexe ee Mareykanka oo dhici doonta bisha Novemer.

Haddaba, xiisadda labada dhinac ayaa waxa falanqeynaha aqoonyahan Maxamed Sheekh Xuseen oo ka faallooda arrimaha siyaasada iyo amniga, deganna Mareykanka. Jamaal Axmed Cismaan ayuu uga waramay.

Falanqeyn ku saabsan xiisadda diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:28 0:00

XS
SM
MD
LG