War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey Soomaalidii ay doonta kula qalibantay xeebaha Greece

Migrant boat
Migrant boat

Xeebaha dalka Greece ayaa waxaa toddobaadkii tegay ka dhacay mashaqadii ugu dhimashada badneyd ee ay ku dhintaan dad muhaajiriin ah sanadkan.

Dhibaatadan oo ka dhacday magaalo xeebeedka Myitilene oo ku taaalla Jaseerada Lesbos ee giriigga ayaa timid ka dib markii ay degtay doon siddey ilaa 46 qof, oo ugu yaraan 40 ka mid ahi ay Soomaali ahaayeen.

Wariyaha VOA-da Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa haddaba wararkii ugu dambeeyay ee mashaqadan kasoo diray magaalada London.

Wararkii ugu dambeeyey Soomaalidii ay doonta kula qalibantay xeebaha Greece

No media source currently available

XS
SM
MD
LG