War Deg-Deg ah

Geelle oo si adag u cambaareeyey weerarkii lagu dilay askar ka tirsan militariga Djibouti

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta si adag u cambaareeyey weerar lagu diley 7 askari oo ka tirsan milatariga Djibouti ee ka hawl gala galbeedka waqooyi ee dalka Djibouti gaar ahaan degmooyinka aadka u duruksan.

Weerarkaasi waxa sheegtey kooxda isku magacawda garabka hubeysan ee jabhadda FRUD.

Wariyaha VOA Ramadaan Muuse ayaa warbixintan Jabuuti nooga soo diray.

Madaxweyne Geelle oo ka hadlay weerarkii lagu dilay 7 askari

No media source currently available

XS
SM
MD
LG