Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala. Wasiirka ayaa ka hadlaya howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobollo ka tirsan bartamaha Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.