Saraakiisha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyey caburinta dadka baannaan-baxaya ee dalka Iraan kadib markii gabadh 22 sano jir aheyd oo lagu magacaabay Mahsa Amini ay dhimatay iyada oo ku jirta gacanta booliiska.
Warbixin ay qortay Lisa Shilayn oo ka tirsan VOA waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.