War Deg-Deg ah

Dowladda Jabuuti oo kaalmo u fidisay kalluumeysatada

Jabuuti Djibouti
Jabuuti Djibouti

Dowladda Jabuuti ayaa u hawl gashay inay kaalmo u fidiso dadka kaluumeysatada oo dhib badan ay ka soo gaadhey baryahan dambe dhibaatooyinka dabeylaha ka socda badda oo keenay in kalluunku uu aad uga fogaado xeebaha.

Talaabadan ayaa ka dambeysay marki la dareemay wakhtigi dhawaa ee xagaagga in mowjadaha xoogga u kacsana ee xagga baddu ay keeneen in dadka kaluumeysatadu ay gali kari waayeen badda iyago ka cabsi qabey in dabeylaha xoogga badan iyo mowjaddaha baddu ay la taggaan.

Warbixintan waxaa Jabuuti kasoo diray Ramadaan Muuse.

Dowladda Jabuuti oo kaalmo u fidisay kalluumeysatada

No media source currently available

XS
SM
MD
LG