Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK: Qiimaha sarrifka ee Pound-ka oo gaaray halkii ugu hooseeyay muddo ku dhow 40 sano


BRITAIN-ECONOMY-INFLATION-BANK-STERLING-DOLLAR
BRITAIN-ECONOMY-INFLATION-BANK-STERLING-DOLLAR

Lacagta Ingiriiska ee Pound-ka ayaa gaartay halkii ugu hooseysay dhinaca sarrifka muddo 37 sannadood ah, xilli suuqyada maal-gashiguna ay ka falceliyeen cashuur dhimistii ugu weyneyd ee ay dowlada Britain sameysay.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo billihii ugu danbeeyey ay qiimaha maciishada iyo shiidaalku ay si aad ah kor ugu kacayeen.

Warbixin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

HOOS U DHACA SARIFKA LACAGTA UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00

XS
SM
MD
LG