Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Militariga Sudan oo ballan qaaday dhismaha dowlad rayid ah


Taliska Millatariga Sudan ayaa wacad ku maray in ay hirgelin doonaan dowlad madani ah oo dimoqraaddi ah, xilli ay wali dalkaasi dhaca Bariga Africa ay ka jiraan xasrado siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale.

Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni.

Militariga Sudan.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

XS
SM
MD
LG