Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka: Musharrax Bashiir Ammaan

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Bashiir Ammaan Cali oo ka mid ah musharraxiinta u tartameysa kuraasta baarlamaanka ee dalka Sweden ee doorashada maalinta berri ah ka dhaceysa dalkaasi. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:19 0:00

XS
SM
MD
LG