Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee looga dareemay geerida boqoradda Britian iyo dalalka kale ee ay dusha ka maamulaysay?


Queen Elizabeth ayaa ka sokow dalka Britian, waxaa boqortooyadeedu ay dusha ka maamulaysay dalal badan oo caalamka ah, kuwaas oo haatan si weyn looga dareemayo geerideeda.

Haddaba sidee looga dareemay geerida boqoradda Britian iyo dalalka kale ee ay dusha ka maamulaysay?

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa arrimahaas ka waraysay Maxamed Nuur Qalimoow oo falanqeeya arrimaha siyaasadda, kuna nool magaalada London.

Sidee looga dareemat geerida boqoradda dalakii ay kor ka maamuleysay?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:13 0:00
Mohamed Nur Qalimoow
Mohamed Nur Qalimoow

XS
SM
MD
LG