Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Hirshabelle Cabdi Daahir Guure oo ka hadlaya dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanno ka tirsan maamulkaasi. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.