Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ee marka la soo gaabiyo la yirahdo WMO ayaa ka digeysa in malaayiin qof oo ku nool Geeska Africa ay u egtahay in xilli roobaadkii 4-aad ee isku xiga ay wajahaan roob yari.
Lisa Schlein ayaa warbixintan ka soo dirtay Geneva. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.