Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada oo raadineysa 1 milyan oo shaqaale cusub ah

Wakaaladda tirakoobka dalka Canada ayaa sheegtay in inka badan hal milyan oo shaqo ay haatan bannaan yihiin, shaqooyinkaasi oo ay tahay in la buuxiyo.

Waxaana uu warkani soo baxayaa xili in muddo ahba qaar ka mid ah dhallinyarada ku nool dalka Canada oo Soomaliduna ay ka mid yihiin ay ka cabanayeen inay jirto shaqo la’aan uu keenay xanuunka COVID-19.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxa magaalada Toronto nooga soo diray wariyahayaga dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji.

Canada oo raadineysaa hal milyan oo shaqaale cusub ah.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG