Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Xildhibaan Juweyriya Subcis, oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Dowlad-deegaanka Soomaalida, ahna xubin ka tirsan Xisbiga Barwaaqo ee haya talada dalka Ethiopia. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.