Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Maxaa keenay in Turkiga iyo Israa'iil soo celiyaan xiriirkoodii diblomaasiyadeed?

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xiriirka diblomaasiyadeed ee Turkiga iyo Israa'iil, waxaan soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Amuuraha Islaamka.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG